Madaxweyne- Xasan oo shaaciyey laba arrin oo ay Soomaaliya ku guuleysaneyso
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Nairobi ayaa kaga qeyb-galay shirka sanadeedka Madaxweynayaasha Afrika iyo madaxda Bangiga Horumarinta…
Dalalka aqoonsan dowladnimada Falastiin oo tiradoodu gaartay 145 (Warbixin
Dagaalka ay Israa’iil ku qaadday Qaza tan iyo weerarkii 7-dii October ayaa dib usoo nooleeyay dadaalka caalamiga ah ee lagu…
Gacan- Ku Dhiigle Oo Dilay Hooyadiis Oo Gacanta Lagu Soo Dhigay
Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo Talaaladadii ka dhacday gudaha magaalada Wajeer ee dalka Kenya,…
Somaliland- oo Qurbojooga ku Boorisay inay ka fogaadaan cunfiga ololaha Doorashooyinka
Xukuumadda Somaliland oo Qurbojooga ku Boorisay inay ka fogaadaan cunfiga ololaha Doorashooyinka Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee…
Dagaalka- Israa’iil ee Qaza si toos ah: Madaafiic xooggan oo Israa’iil ay ku garaacday Rafah
Ciidamada Israa’iil ayaa weli sii wada duqeymaha ay ka geysanayaan magaalada Rafah, iyagoo beegsanaya goobaha ay ku sugan yihiin Tal…
Xukumada-Muuse Biixi oo La Yimid Qiil Ay Caalamka Ku Taageeri Karaan Heshiiska Itoobiya
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in heshiiska ay saldhig ciidan badeed ku siinayaan Itoobiya uu xaqiijin doono amniga…
Ninkan oo shalay maxkamadda u fariisatay dhagaysiga garmaqalka Kiis Dacwadeed Hanad Cabdiraxmaan Maxamed
Hanad Cabdiraxmaan Maxamed oo loo yaqaan Waa-Gariiray oo shalay kasoo muuqday maxkamadda gobolka Banaadir ayaa waxaa ka dhalatay fal-celin xooggan.…
Sucuudiga- oo markii ugu horraysay muddo 12 sano ah, danjire cusub u magcaabay Syria
Sucuudiga ayaa Axaddii ku dhawaaqay inay magcaabeen danjirihii ugu horreeyey ee ay u dirayaan dalka Syria, ka dib markii ay…
Sawirro-Go’aan Uu Qaatay Taliye Sulub Oo Culimada Soomaaliyeed Soo Dhaweyen
Culimada Soomaaliyeed ayaa si weyn ula dhacay go’aan uu ku dhowaaqay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sulub Axmed Firin,…
DIGNIIN-Ay soo saaray Mareykanka Oo weeraro ka dhaca Muqdisho + Bartilmaameedka
Dowladda Mareykanka ayaa mar kale digniin culus kasoo saartay suurtagalnimada weeraro argagixiso oo ka dhaca gudaha magaalada caasimada ah ee…
Shacabka-Magalada Muqdisho oo dhibaato ku qabta baaritaanada amn
Gaadiidleyda degmooyinka Wadajir, Kaxda iyo Dharkenley ayaa dhibaato weyn ku qaba baaritaanka ciidamada amniga ee ku sugan halka loo yaqaano…
Bandhiga, Ololaha dib u soo nooleynta suugaanta Soomaalida
Inkasta oo suugaanta Soomaalida la isugu gudbin jiray dhinaca afka, ayaa haatan waxaa soo badanaya in dedaalada la doonayo, in…
Muxuu, yahay Goa’anka Maxkamadda ICJ oo soo saartay amar culus oo ka dhan ah ISRAEL
Garsoorayaasha Maxkamadda ugu sarreysa Qaramada Midoobay ayaa Jimcihi ku amray Isra’il, in ay si deg deg ah u joojiso weerarka…
Kooxda Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Kenya
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar iyo dagaal toos ah oo dhex-maray ciidamada Kenya iyo dagaalyahano…