Ra’iisul Wasaaraha iyo Saddexda Maamul Goboleed ayaa Waqti La Qaatay Qhacab Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre iyo madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug, Jubbaland iyo HirShabelle ayaa xalay tegay xeebta liido ee…
Dacwad, Ooge Ka Tirsan Maxkamadda ICC Oo Soo Jeediyey in Waaran Qabasho Ah Loo Jaro RW Israa’iil iyo Saraakiil Xamaas Ah
hubaysan, Balkees, Jarrah, oo ah ku xigeenka agaasimaha cadaalada caalamiga ah ee ururka xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch, ayaa…
Maxay ka dhigan tahay tallaabada deg deg ee Itoobiya ay qaaday kadib amarkii DF?
Wakiilkii dalka Itoobiya u fadhiyey Hargeysa ayaa loo dallacsiiyey derajada ‘ambassador’ oo ka dhigan in uu yahay safiir buuxa oo…
Soomaaliya, oo war kasoo saartay geerida Raisi, dhambaalna u dirtay IRAN
Dowladda, federaalka Soomaaliya ayaa dhambaal tacsi ah u dirtay dowladda Iran iyo shacabkeedaba kadib uun markii la xaqiijiyay geerida madaxweyne…
Ciidanka, Booliska Magalada Muqdisho oo xabsiga dhigay Dhalinyaro Baraha Bulshada Caan Ka Ahaa
Booliska ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa soo xiray dhalinyaro baraha bulshada ka baahinaysay farriimo kicinaya colado dadweyne, gaar ahaan qabiilada…
Maxaa, Kaso Kurdhiy shilka diyaaradeed ee uu galay madaxweynaha IRAN
Diyaarad Helicopter ah oo ay la socdeen kolonyo uu ka mid yahay Madaxweynaha Iran ayaa shil gashay, sida ay ku…
Muxuu Yahay Xalka Labada Dhiinac khilaafka DF Soomaaliya iyo Puntland
Wakiika gaarka ah ee Qaramada Midoobayu qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Marwo Catriona Laing ayaa qaaday tallaabo culus oo la xiriirta khilaafka…
Mid, Kamid Ah Ayaa Ka Soo Goostay Shabaab
Aadan Macalin Cali Yarow ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ka howl-gala aagga degmada…
Dowlada Federaalka Somaliya Oo Ku Faantay Arrin Ay Sheegtay inay Dalal Badan uga Horeyso – Maxay Tahay ????
La-taliyaha Madaxweynah JFS ee Arrimaha Dastuurka Xuseen Sheekh Maxamuud oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sidoo kale waxa uu ku…
Waa Maxay? 5 qodob Oo Soo Saaray Madaxweynihii hore Ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo
Ex Farmaajo oo bayaan culus soo saaray ayaa si cad uga horyimid go’aannadii kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaran ee…
Tiiro Askar Ah oo Xakunno Lagu Riday
Maxkamada Ciidanka Qalabka sida qaybta 60-aad ayaa galinkii danbe ee shalay xukuno kala duwan ku ridday ku hawaad 30 askari…
Dadka Socotada oo ka Walaacsan Dowladda Cusub Ee Holland
Dadka soo galootiga ah iyo bulshada Muslimiinta ah ee ku nool dalka Netherlands ayaa walaac ka qaba saameynta ay ku…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Ee Soomaaliya ayaa Maanta Xukun Adag Ku Ridday
Daa’uud Bashiir Colow oo ka tirsan Guutada 27-aad, ururka 3-aad ee Abuu-dujaana, kaas oo dil ka gaystay Timo-jare ku yaalla…
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Ubax Dhigay Taalada Daljirka-Dahsoon
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey taalada…