afka hore ee taliska boliiska waxaa ka muuqdo gaadiidka kala duwan ee ciidanka booliska - Wardeeq news

Howgal ay caawa fuliyeen Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Gobalka Banaadir ayaa lagu soo qabtay kooxo ku eedeysan inay ciyaal wareero yihiin, kuwaas oo gaaraya 44

dhalinyaro ah. Kooxahaan ayaa ku eedeysan in shalay Garoonka Ciyaaraha ee Eng. Yariisoow oo ku yaalla degmada Cabdicasiis

is ka geesteen falal amniga liddi ku ah. “Waxaa ku socota baarista Boliiska, waxaana la horgeyn doonaa maxkamadda awooda u leh,” says Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Dhalinyaradaan

ayaa loo heystaa inay fowdo ka kiciyeen garoonka; iyagoo markii hore ku yimid inay yihiin taageerayaal. Booliska ayaa soo qabqabtay iyagoo qaarkood gacanta kula jira falalka ay ku eedeysan yihiin; waxaana laga xiiray Tinta, iyagoo caawa ku hoyanaya xabsiga. Tinta laga xiiray, waxaana.

Verified by MonsterInsights