Maxkamadeynta 14 nin, oo uu ku jiro madaxweynihii hore, ayaa ka bilaabatay Burkina Faso dilkii hoggaamiyihii kacaanka ee qadarinta badnaa Thomas Sankara 34 sano ka hor.
Madaxweynihii hore Blaise Compaore iyo 13 kale ayaa wajahaya dacwado kala duwan oo ku saabsan geerida Sankara, oo dadka raacsan ku tilmaameen inuu yahay Che Guevara Afrika