1642926112537 - Wardeeq news

Maayar ku xigeenkii hore ee Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa mudane Cabdicasiis Cagawayne oo dhawaan madaxwaynaha Somaliland umagacaabay Gudoomiye ku xigeenka qadaraasyada qaranka ayaa maanta Golaha Wakiilada hortagay oo codka ansixinta waydiistay.

45 mudane oo Golaha Fadhiyey ayaa 44 ka midi codka siiyeen sidaasna ku noqday ansax.

Verified by MonsterInsights