Magaalada Caynaba ee xarunta gobolka Saraar ayaa lagu daahfuray tartanka Qur’aanka Kariimka, Kaasoo loo qabtay magaalooyinka Caynaba, Wadaama-goo, Ceeldhaab, iyo Kediyaal. Xafladda furitaanka iyo xiritaanka tartanka waxaa ka soo qaybgalay culimo, macallimiin, waalidiin, iyo ma’uuliyiin ka tirsan gobolka. Tartankan ayaa lagu diirrigelinayaa barashada Qur’aanka Kariimka iyo kobcinta aqoonta diimeed ee dhalinyarada ([ Tartan Qur’aanka kariimka oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Caynaba