Ururuka Taalibaan ayaa sheegay inay hawaan soo dhisi doonaan dowlad ay yeelato Afghanistan, iyadoo caalamkuna uu indhaha ku hayo nooca dowladda ay soo dhisidoonaan iyo sida lagu aaminikaro.
Dhawaan uun bey aheyd markii ay la wareegeen guud ahaa magaalooyinka ,degmooyinka iyo caasimada dalkaase ee kaabuul .