IMG 20220120 WA0067 - Wardeeq news

Halkani waa Degmada Harta Sheekha ee ismaamulka deegaanka soomaalida Itoobiya mudooyinkii ugu dan beeyay waxa ka socday Dab si is taba jooga uga kacayay xaafadaha degmadaasi.
Sababta uu dabku dhalanaayo wali lama cadayn.
Dabkan ayaa gaystay khasaare iskugu jira hanti ,naf iyo maal ba leh.

Waa kuwan sawirada muujinaya Khasaaraha ka dhashay dabkaa kacaaya

IMG 20220120 WA0071 - Wardeeq newsIMG 20220120 WA0067 - Wardeeq newsIMG 20220120 WA0069 - Wardeeq news

Verified by MonsterInsights