01000000 c0a8 0242 8d97 08dbec46e187 w408 r1 s - Wardeeq news

Dadka soo galootiga ah iyo bulshada Muslimiinta ah ee ku nool dalka Netherlands ayaa walaac ka qaba saameynta ay ku yeelan karto xukuumad wadaag ah oo dhinaca midigta ah oo ay ku heshiiyeen afar xisbi oo ka mid ah kuwa dalkaasi.

Axsaabtan heshiiyay ayaa waxaa ugu awood badan xisbiga uu hoggaamiyo Geert Wilders (Vilders) oo ah siyaasi caan ku ah Islaam-nacaybka iyo in uu aad uga soo horjeedo soo galootiga.
Wardeeqnews.com

Verified by MonsterInsights