images - Wardeeq news

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Gudaha Magaalada uu ka socdo dagaal xoogan oo la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan. Dagaalka ayaa waxaa la sheegay in uu u dhaxeeyo Ciidamo kala taabacsan Xubno sheeganaya Maamulka Hiiraan State,

iyo laamaha Amniga Magaalada Beledweyne ee Hir-Shabeelle, waxaana uu dagalka sigaar ah uga socdaa Gudaha Xerada lama galaay ee Magaalada Beledweyn. Dagaalka labada dhinac ayaa yimid kadib markii Xubno katirsan hoggaanka sare ee Maamulka Hiiraan State

ee aan aqoonsiga heysan ay billaabeen diyaar garowga munaasabad ay ugu dabaal degayaan markii la Aas’aasay,hayeeshee laamaha Amniga Beledweyne ee Hir-Shabeelle ay taasio kasoo horjeesteen. Khasaaro kala duwan ayaa ka dhashay dagaalka, waxaana weli

Verified by MonsterInsights