kenya 15apr15 - Wardeeq news

Al-shabaab ayaa weeraray gaari ay saarnaayeen garsooyal Kenyan ah oo gaaray ilaa 6 garsoose oo kusocdaalayay degaanka Langu ee Magaalada Lamu.

Sarkaal u hadlay laamaha ammaanka Kenya ayaa sheegay in laba kamid ah garsoorayaasha uu dhaawac aan halis ahayn kasoo gaaray rasaastii ay dagaalamayaasha al shabab ay huwiyeen gaarigii ay la socdeen iyagoo kasoo laabtay maxkamad degaankaasi ku taalay.

Sidoo kale warbaahinta Kenya ayaa tebinaysa in Dagaalamayashaasi sidoo kale ay weerareen laba gaari oo ay lahayd shirkad dhismo balse dadkii saarnaa ay baxsadeen rasaastaasi markii lagu furay.

Maalmihii lasoo dhaafay deganada xeebta dhaca iyo xuduuda Kenya Somalia la wadaagto waxaa kusoo xoogaysanayay wererada al shabab ay ka geesanayan

Verified by MonsterInsights