TOPSHOT PALESTILIAN GAZA ISRAEL CONFLICT 1 1697356017472 1697356053877 - Wardeeq newsTOPSHOT - A fireball erupts during Israeli bombardment in the northern Gaza Strip on October 14, 2023. Thousands of people, both Israeli and Palestinians have died since October 7, 2023, after Palestinian Hamas militants entered Israel in a surprise attack leading Israel to declare war on Hamas in the Gaza Strip enclave on October 8. (Photo by Aris MESSINIS / AFP)

Ciidamada Israa’iil ayaa weli sii wada duqeymaha ay ka geysanayaan magaalada Rafah, iyagoo beegsanaya goobaha ay ku sugan yihiin Tal As-Sultan, Sacuudiga, Tal Za’roub iyo Al-Hashashin oo ka tirsan magaaladaas, halkaasoo ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen dad badan oo Falastiiniyiin ah.
Weerarada socda ayaa imaanaya hal habeen kadib markii ciidamada Israa’iil ay duqeeyeen xero ay degenaayeen dad Falastiiniyiin ah oo ku taala aag nabdoon oo ku taal Rafah, halkaasi oo ay ku dileen 45 qof oo u badnaa haween iyo caruur. Weerarkan ayaa horseeday qeylo dhaan hor leh oo caalami ah oo ku aadan xabad joojinta Gaza iyo soo afjarida howlgalada militari ee Israel ka wado magaalada.

Verified by MonsterInsights