us government designates al shabaab financial facilitators to thwart revenue streams - Wardeeq news

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howl-gallo qorsheysan oo Ciidanka Kumandooska Danab ay saqdii dhexe xalay ka fuliyeen gobolka Galgaduud.

Howl-galkan oo si gaar ah ay ciidanka Danab uga fuliyeen deegaanka Gariile oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, ayaa waxay ku khaarajiyeen illaa 27 xubnood oo isugu jira horjoogayaal iyo dagaal-yahaano

ka tirsan kooxda Al-Shabaab. “Howl-galka ayay ciidanka ku dileen 27 Khawaarijta ka tirsan kuwaasi oo isugu jiro horjoogayaal iyo maleeshiyaad sida ay warbaahinta ciidamadda qalabka sida u sheegeen saraakiisha ciidanka xoogga dalka,” the song

says, Howl-galkan ayaa imanay maalin un kadib markii ciidanka dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuw deegaanka iyo saaxiibada caalamka ay howlgal cir iyo dhul ahaa ka fuliyeen deegaano hoostaga degmada Ceeldheer

Verified by MonsterInsights