1646302480255 - Wardeeq news

Dawladda Ruusha ayaa burburisay diyaaraddii dunida ugu weynayd ee abid la sameeyo.

Weerer uu milateriga Ruushku ku qaaday garoon diyaaradeed oo ku dhow magaalada caasimadda ah ee Kyiv ayaa uu ku burburiyey diyaaraddan oo uu lahaa dalka Ukraine.

Diyaaraddan oo lagu magacaabi jiray Antonov AN-225 ama ‘Mriya

Diyaaraddan ayaa dib u dhiskeeda iyo dayactirka khasaaraha gaadhay la qiyaasayaa in ay ku bixi doonto lacag dhan 3 Bilyan oo doolar, dhismaheeduna waxa uu qaadanayaa 5 sanno.

Verified by MonsterInsights