1642828490403 - Wardeeq news

Kenya ayaa sheegtay in ay Somaliland u aqoon santahay maamul Gobaleed kamid ah Dawlada Fedaralka Soomaaliya, ayna ula macaamilayso si lamid ah sida maamul gobaleedyada kale. -Wasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya ayaa sheegtey.

Kenya ayaa hore u qaabishay Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyadoo kenya sheegtay inay safaarad ka furanyso Somalilan.

Verified by MonsterInsights