March 15, 2025

Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaano

59 / 100

Natiijada kulanka ee Tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo u dhexeeyey degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir iyo Degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxa tartanka badisay degmada Heliwaa.

 

Degmada Heliwaa waxay ku guuleystay 14 dhibcood oo ay kaga badisay dhiggeeda degmada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo la timid 6 dhibcood.