istockphoto 1148587577 612x612 1 - Wardeeq newsSomalia flag in hand. Patriotic background. National flag of Somalia vector illustration

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac, ayaa ku amray hey’adaha caalamiga ah ee ka howlgala dalka inay shaqooyinka dalka ka fulinayaan ay waafajiyaan qorshaha Qaranka iyo arrimaha mudnaanta u leh Xukuumadda.

Saalax ayaa amarkaan uga dhawaaqay munaasabad maanta looga hadlay qorshaha shanta sano ee soo socota ee hey’adda UNICEF. Ra’iisul Wasaare Saalax Axmed Jaamac ayaa xusay sida ay muhiim u tahay

ay hey’addu fuliso ay noqon lahaayeen kuwa waxtar leh oo ka faa’iidaan dadka Soomaaliyeed, hadii la waafajiyo baahiyaha jira. Xukuumadda Soomaaliya ayaa marar badan sidaan oo kale amarro u duldhigtay

Hay’adaha ka howlgala dalka; balse intooda badan amaradaas waxaba lagama soo qaadin. Sidoo kale xukuumadda ayaa ku guul-dareysatay inay xakameyso oo dhaqan geliso amar la dhul-dhigay wasaaradaha iyo hey’adaha dowlada

Verified by MonsterInsights