garoonka - Wardeeq news

Ayaa u muuqata mid kasii dareysa xiisadda u dhexeysa dowladda federaalka iyo Koonfur Galbeed, ayada oo tallaabo horleh ay maanta qaaday dowladda dhexe, kadib markii garoonka diyaaradaha Muqdisho lagu celiyay Xildhibaan Sareedo Maxamed Cabdulle

oo kusii jeeday magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay. Waxayna tilmaamtay in saraakiisha amniga garoonka ay is hortaag ku sameeyeen, sareeda oo la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay in saaka loo diiday

in ay ka dhoofto garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho iyada oo kusii jeeda magaalada Baydhaba. Xildhibaannada ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in gebi raaci lahayd oo kusii jeeday deegaan doorashadeeda Koonfur Galbeed. Arrintan ay muujineyso beegsi gaar ah oo lagu hayo xildhaannada Digil iyo Mirifle, sida ay intaasi sii raacisay.

Verified by MonsterInsights