DFS oo sheegtay in xubno ka tirsan Al-shabaab lagu dilay Shabeellada Dhexe

0
186

Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan waxaa ay ka sameeyeen deegaanada kala ah Xawaadleey,Shanloow Jameeco,Yaaqle,Dhagaxoow oo dhamantood ka wada tirsan Gobolka Shabeelada Dhexe.

Intii Hawlgalku socday ayaa waxaa lagu dilay saraakiil iyo dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab, kuwaasi oo gaaray 15 xubnood, sida ay sheegeen saraakiisha miltariga Soomaaliya.

Sidoo kale howgalka ayaa waxaa lagu burburiyey xarumo maxkamadeed oo ku yaala deegaanadaasi.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here