FB IMG 1642672950660 - Wardeeq news

Dhegaysiga dacwadda Wariye Cabdilaamik Muuse Coldoon, ayaa maanta Maxkamadda Hargeysa soo gabo-gabaysay iyadoo la filayo in maalmaha soo socda lagu dhawaaqo go’aanka maxkamadda.

Cabdimaalik Muuse Coldaan ayaa baryahan udambeeyey ku Xidhnaa Jeelka Mandheera ka dib markii laga soo xidhay Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer .

Cabdimaalik ayaa dhaliila Dugsiga Abaarso iyo Jaamacada Barwaaqo oo ee ay eedeymaha loo hatsto ay ka mid yihiin.

Verified by MonsterInsights