Dhimashadii Bilaal & Rasuulki waxyabahi Saxaabadiis uga tagay| Sheekh Xuseen Cali
https://youtu.be/VPerxaBPZuA
Wardeeq News Media Corporation
https://youtu.be/VPerxaBPZuA
https://youtu.be/3_3YzkrhNro
https://youtu.be/fstTepRijhI
Madaweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo Isniin ah Fadhiga wada jirka ah ee Golaha Baarlamanka Somaliland (Guurtida & Wakiillada) ka jeedinayaa Khudbad-sannadeeddii Dastuuriga ahayd oo markii…
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Somaliland ay jirto Qorshe la’aan siyaasadeed oo dhinaca Xukuumadda ah, taasina tahay waxa dalka dib uga dhigay…
Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Jabuuti ayaa sheegtay in tallaalkii ugu horreeyey oo lagaga hortagayo coronavirus uu shalay gaadhay Jamhuuriyadda Jabuuti. Tallaalkan oo uu qofka laba mar qaadan doono ayay wasaaraddu…
Raysal Wasaaraha dalka Suudaan Cabdalla Xamduuk iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay duhurnimada maanta booqasho ku tagaan caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyadh. Waftigaasi waxaa qeyb ka…
Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki iyo raysal Wasaaraha dowladda Federaalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa gelinkii dambe ee shalay waxaa ay booqasho hal maalin ah si wadajir ah ugu tageen Magaalada…
Dowlada Sacuudiga ayaa kooxda reer Yemen ee Xuuthiyiinta ku eedaysay duqeyn Axadii shalay lala beegsaday kaydka shidaalka ee ku yaal dekada Ras Tanura ee Bariga Boqortooyada Sacuudiga. Ma jirin khasaaro…
Nin Soomaali ah oo ku nool dalka Faransiiska ayay danta ku khasabtay in uu ku noolaado waddooyinka dalkaas kadib markii labo dal ka tirsan Yurub ay u diideen inay magangelyo…