260458313 4750242408367746 5466433381101835427 n - Wardeeq news

Waxaa Magaalada Baydhabo gaar ahaan howlka Barlamaanka Koonfur Galbeed oo kuyaala xarunta madaxtooyada si toos ah uga bilaabatey codeynta tartanka kursiga HOP182.

Kursigan ayaa Waxaa ku tartamaya musharaxiinta kala ah Gudoomiyaha Barlamaanka wakhtigiisa dhamaadey Maxamed Mursal Sheekh Craxmaan iyo Faysal Ibraahin .

Gudoomiyaha Gudigga doorashooyinka Koonfur Galbeed Yuusuf Cabduqadir baafo ayaa sheegey in Koonfur Galbeed maanta Sedax kursi lagu dooranayo .

Verified by MonsterInsights