Duufaanta Shaheen ayaa ku soo wajahan Cumaan

0
97

Duufaanta Tropical Cyclone Shaheen ayaa ku soo socota Cumaan, taasoo keentay in mas’uuliyiintu ay hakiyaan duulimaadyadii tagi jiray iyo kuwii ka imaan jiray caasimadda waxayna ku booriyeen dadka deegaanka inay ka guuraan aagagga xeebaha.

Ilmo ay biyuhu qaadeen ayaa meydkiisa la helay, wakaaladda wararka ee dowladda ayaa sheegtay in qof kale la la’yahay.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here