2021 08 16T022541Z 1041915342 RC226P9PM9U5 RTRMADP 3 AFGHANISTAN CONFLICT BARADAR - Wardeeq news

Qaabka Taliban hadda u dhaqmaan iyo dowladooda ku meel gaarka ah ma aha mid loo dhan yahay laakiin Turkigu wuxuu diyaar u yahay inuu la shaqeeyo haddii kooxda hubaysan ay dhisto dowlad ka badan, ayuu yiri Madaxweyne Tayyib Erdogan. Turkiga oo xubin ka ah gaashaan buurta NATO ayaa Qatar kala shaqeynaya sidii ay garoonka diyaaradaha Kabul ugu maamuli lahaayeen socdaalka caalamiga ah kadib markii Taalibaan ay la wareegtay awoodda dalal shisheeyena ay ka baxeen Afghanistan.

Verified by MonsterInsights