Fahad iyo - Wardeeq news

Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa sheegay in ra’iisul wasaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre uu leeyahay dhaqan ka duwan siyaasiyiinta Soomaalida. Fahad Yaasiin ayaa Xamza ku amaanay dhaqankaan oo uu ku sheegay “inuu marwalba daacad u yahay hadba

ninka uu la jiro ama soo magacaabay isaga.” “Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Bare Waa Hoggaamiye leh dhaqan suuban oo ku yar siyaasiyiinta Soomaalida. Shalay markuu ahaa Guddoomiyaha Doorashooyinka Jubaland wuxuu gar iyo gar-darraba garab u ahaa Madaxweyne Axmed Maxamedp

Islaam,” said Fahad. Sidoo kale wuxuu sheegay in maanta uu gar iyo gar-darro uu Xamza garab taagan yahay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo isagu haatan ku dhagan qorshihiisa doorasho ee qof iyo cod. Hoos ka Aqriso Qoraalka

Verified by MonsterInsights