Faransiiska ayaa jaraya muddada go’doominta ee dadka si buuxda loo tallaalay

0
156

Faransiiska ayaa sheegay inay yareyn doonaan muddada go’doominta ee dadka si buuxda u tallaalay ee laga helay COVID-19. Wasiirka caafimaadka Olivier Veran ayaa u sheegay wargeyska le Journal du Dimanche Axadii in dadka si buuxda u talaalan ay tahay kaliya inay karantilaan todoba maalmood halkii ay ka ahaan lahaayeen 10, laga bilaabo Isniinta.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here