Farmaajo ayaa ka hadlay dagaallada dalka ka socda iyo falkii lagu laayey Ciidanka Qaranka

0
2

Farmaajo ayaa baaq ka soo saaray colaadaha ka jira dalka, isagoo farriin u diray madaxda dowlada federalka iyo kuwa dowlad goboleedyada. Farmaajo ayaa qoraalkaan

ku sheegay inuu aad uga murugooday askartii ciidanka xoogga dalka ee anada qabiil loogu dilay deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellada Dhexe. Hoos ke akhriso qoraalka Farmaajo: Dadka Soomaaliyeed ee ehelka iyo xigtada isu ah ee sida xaq darrada ah ugu

dagaallamaya deegaanno badan oo ka mid ah dhulkeenna, waxaan ugu baaqayaa in ay joojiyaan colaaddaha macno darrada ah ee aan lahayn guul, geeri mooyee. Hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda heer Maamul waxaan xasuusinaynaa qiimaha ay leedahay in ay ku shaqeeyaan Soomaalinimo iyo midnimo, maadaama oo ay tusaale u yihiin shacabka, taas oo yaraynaysa dareenka qabyaaladda, eexda iyo colaadaha sokeeye. Si

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here