20220422 093415 - Wardeeq news

Sabri, ayaa guddiga gurmada suuqa Waaheen ee magaaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota guddoonsiiyay jeeg ay ku qorneyd lacagtan, waxaana gudigani ay uga mahadceliyay taageeradiisa.

Ganacsadahan oo ah milkiilaha suuqa weyne ee Soomaalida Minneapolis ee Karmel Mall ayaa toddoodkii hore sheegay inuu gacan weyn ka geysanayo dib u dhiska suuqa Waaheen iyo sidoo kale kaalmeynta gacansatada ku khasaartay dabkaas.

Soomaalida Minenapilis ayaa dhinca kale maalihii lasoo dhaafay waday olole ay ugu qeyb qaadanayan gurmadka Waaheen, iyaga oo ku rajo weyn in taageero muuqata ay ku yeeshaan gurmadka dib u dhiska suuqan.

Verified by MonsterInsights