444 1 - Wardeeq news

Ku-simaha Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, James Swan, ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyey shirka Golaha Ammaanka ee QM, arrimaha Soomaaliya. Swan ayaa sheegay QM ay Dowladda Federalka Soomaaliya ku garab taagan yihiin dadaalada dib-u-eegista dastuurka iyo hannaanka doorashada qof iyo codka ah.

Wuxuu sheegay in Golaha Wasiirrada Federalka ay ansixiyeen saddex xeer  oo la xiriira doorashooyinka, taas oo ay ku xigi doonto hirgelinta iyo dhisidda guddiga doorashada madaxa banana. “QM waxay ballanqaaday in ay ka taageeri doonto DFS

wax ka qabashada caqabadaha farsamo, saadka, iyo arrimo kale, si loo gaarsiiyo doorasho waqtigeeda ku dhacda oo lagu kalsoonaan karo” in the words of James Swan. Sidoo kale xusay in dagaalka Al-Shabaab muhiimadu leeyahay sugida amniga Soomaaliya. Wuxuu

Verified by MonsterInsights