FB IMG 1646297626087 - Wardeeq news

Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa qorshaynaya inay bilaabaan diwaangelinta codbixiyeyaasha.

Ka dib kulan ay dhawaan la yeesheen Muuse Biixi ayey ugu sheegeen inaanay jirin wax ka qabyo ah taas oo keentay inuu u soo jeediyo inay bilaabaan diwaangelinta.

Guddida Doorashooyinka Somaliland, ayaa la filayaa in maalinta Axadda ah ay isugu yeedhaan Saddexda Xisbi si ay isla meel dhigaan wakhtiga rasmiga ah ee la bilaabayo diiwaan gelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka.

Verified by MonsterInsights