1642832282721 - Wardeeq news

Xisbiga kulmiye barmaamijkiisii ololaha markii uu ka hadlayay maamul wanaagga wuxuu sheegay in uu ka hor tagi doono dib u dhac kasta oo doorasho sifo kasta ha ku yimaaddee, haddaba afar sano kadib ballantaasi way la xumaatay Xisbigii Kulmiye iyo Xukumaddiisa. Muuse wuxuu u muuqda in uu maalmahan u durbaan tumayo oo u ololaynayo in loo kordhiyo oo uu kursiga ku sii fadhiyo sifo aan doorasho ahayn, waxa aanu leenahay kuu suurto gelimayso waxa kale oo aan leeyahay ballanqaadkii qornaa ee aad bulshada u soo bandhigteen ha beenina rag baa Alle kama dhigee.

Verified by MonsterInsights