Gudoomiyaha Aqalka Sare oo ku baaqay in la joojiyo doorashada golaha Shacabka ee Somaliland

0
127

Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa ku baaqey in la joojiyo doorashadda 16 kursi oo kamid ah kuwa Somaliland, taasoo ka dhacday Muqdisho kadib markii loo mari waayay hanaanka iyo habraaca lagu heshiiyay sida ku cad qoraal uu soo saaray gudoomiyaha Aqalka sare.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in aan la shaacin karin ilaa tartanka kuraastaasi ilaa xal buuxa laga gaarayo Khilaafka ka taagan arrimaha doorashada ee ku saabsan in hanaankii lagu heshiyay la hareermaray.

264687273 4637846996304670 7421271943967002361 n - Wardeeq news https://wardeeqnews.com/gudoomiyaha-aqalka-sare-oo-ku-baaqay-in-la-joojiyo-doorashada-golaha-shacabka-ee-somaliland/ Wardeeq news Gudoomiyaha Aqalka Sare oo ku baaqay in la joojiyo doorashada golaha Shacabka ee Somaliland

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here