GettyImages 1236983840 - Wardeeq news

Muuqaalo muujinaya hogaamiyaasha diinta Hinduuga ee Hindiya oo ku baaqaya in la xasuuqo muslimiinta ayaa dhaliyay caro iyo in la dalbado in wax laga qabto. Booliiska Hindiya ayaa Jimcihii sheegay inay bilaabeen baaritaan naceyb ah oo ku saabsan dhacdadii todobaadkii hore ka dhacday Haridwar, ee waqooyiga gobolka Uttarakhand, taasoo kaqeybgalayaashu ay ku baaqeen dil wadareed iyo adeegsiga hubka ee ka dhanka ah Muslimiinta.

Verified by MonsterInsights