Indho-indho in uu u safro Ukraine iyada oo laga cabsi qabo duulaanka Ruushka

0
169

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa lagu wadaa inuu u safro magaalada Kyiv ka dib toddobaad ay diblumaasiyad u dhaxaysay Washington, Moscow, iyo dalalka NATO oo ku guul daraystay inay dejiyaan xiisadda ka taagan xadka Ruushka iyo Ukraine. Blinken wuxuu u duuli doonaa Ukraine Talaadada ka hor inta uusan la kulmin Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Dmytro Kuleba maalinta xigta, ayay tiri Waaxda Arrimaha Dibadda.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here