2021 07 23T000000Z 329669403 RC26QO9QB4EW RTRMADP 3 HEALTH CORONAVIRUS MYANMAR - Wardeeq newsFILE PHOTO: Volunteers pray in front of bodies of people who died due to the coronavirus disease (COVID-19), during their funeral at a cemetery in Mandalay, Myanmar July 14, 2021. REUTERS/Stringer/File Photo

Taleefankii Van Thawng Thawng ayaa guuxay iyadoo ogeysiisyo taxane ah ay shaashadda iftiiminayaan. “Ma jiraa qof la hadlay Yexesqeel?” qof ayaa weydiinayay kooxda Facebook ee Ururka Ardayda Chin, urur matalaya ardayda ka soo jeeda gobolka Chin ee waqooyi -galbeed ee Myanmar. Laakiin ma jirto cid ka maqashay hoggaamiyaha ururka 20 jirka ah

Verified by MonsterInsights