Dalka Djibouti ayaa laga bilaabay hanaan ay hay’adaha dawladdu ku wada shaqeynayaan si loo xoojiyo, korna loogu qaado tayada adeegyada ay bixiyaan.
Strateejiyaddan cusub ayaa ujeedadeeu tahay sidii si deg-deg looga jawaabi laha wixi baahiya ee markaasi soo food saarta hawlgalka hay’adaha dowladda.