Israa’iil ayaa sheegtay in ay wafdi u diri doonto caasimadda Qatar ee Dooxa, Isniinta, si ay isugu dayaan in ay soo hormariyaan xabad-joojinta Qaza iyo wadahadalka maxaabiista.
Xamaas ayaa sheegtay in ay jiraan “tusayaal togan” oo u ah bilowga wadahadalka wejiga labaad ee xabbad joojinta.