Go’doominta guud ee Israa’iil ay ku hayso Marinka Qaza ayaa galay maalintiisii 12-aad, iyada oo aan loo ogolayn cunto, shidaal iyo dawo, iyadoo wadahadallo dhexdhexaadin ah oo ay Xamaas kula jirto uu ka socdo caasimadda Qatar ee Dooxa.
Shan dowladood oo Carab ah ayaa magaalada Dooxa ku soo bandhigay qorshaha dib u dhiska Qaza ee Masar ay hoggaaminayso ergeyga gaarka ah ee Mareykanka Steve Witkoff.