Israaiil weerar - Wardeeq news

Isra’il: ayaa sheegtay in Axaddi- Shalay ay duqeysay” bartilmaameedyo ay Xuutiyiinta

ay ku leeyihiin dalka Yemen, iyada oo weerarkaan ku sheegtay mid ay uga jawaabeyso madaafiic ay Xuutiyiinta ku garaacayeen labadi maalin ee lasoo dhaafay. Weerarkan ayaa ka dhigaya furin saddexaad oo ay Israel kaga dagaallameyso mandiqadda Bariga Dhexe, laba maalin

kaddib marki ay Beyrut ku dileen hoggaamiyihii ururka Xisbullah ee Lubnan, Sayyed Xasan Nasrallah. Duqeynta Cirka ah

ee ay Israel ku qaadday Yemen ayay ku beegsatay dekadda magaalada Xudeyda. Wasaaradda caafimaadka ee Xuutiyiinta hoos tagta ayaa ku warrantay in duqeynta lagu dilay afar qof isla markaana ku dhaawacmeen 29kale. Dadka magaalada

Xudeyda ayaa wakaaladda wararka ee Reueters u sheegay, in Madaafiicda ay jareen inta badan adeegga koronta. Dhanka kale, Ciidamada Israel ayaa.

Verified by MonsterInsights