Maamul goboleedka Jubaland ayaa bilaabay qorshe uu dib u dejin ugu sameynayo qaar ka mid ah dadki ay barakiciyeen abaarihi iyo fatahaadihi dhawaan ka dhacay deegaannada Jubaland ee Soomaaliya.
Maamulka ayaa sheegay in qoysaska qaar ay u qeybisay xoolo halka kuwa kalana lagu dhiirigelinayo tacabka beeraha