8󰤥 8󰤦 󰤧 - Wardeeq news

Maxkamadda Gobolka Baay ayaa maanta ku fulisay dil toogasho ah Maxamed Xasan Maxamed Aadan kaas oo ku eedeysnaa dilka Haweeney ganacsi ku lahayd magaalada Baydhabo ee gobolkaas.2󰤥 2󰤦 󰤧 - Wardeeq news

Marxuumada oo lagu magacaabi jiray  Aamina Maxamed Malaaq ayaa la waysnaa tan iyo jimcihii tagtay, balse Ciidamada Amniga Gaar ahaan Nabad Sugidda ayaa ka heley Maydkeeda God Suuli “Musqul” aj oo ku taal Magaalada Baydhabo.4󰤥 4󰤦 󰤧 2 - Wardeeq news

Saraakiil Ciidan, Mas’uuliyiinta ugu sarreysa Maxkamadda Gobolka Baay iyo Dadweyne fara badan ayaa goob joog ahaa goobta lagu tooganayay marxuum Maxamed Xasan Maxamed kaas oo lagu fuliyay qisaasta marxuumad Aamina Maxamed Malaaq oo ahayd Haweeney ka ganacsan jirtay iibinta dharka.4󰤥 4󰤦 󰤧 2 - Wardeeq news10󰤥 10󰤦 1󰤧 5 - Wardeeq news

Verified by MonsterInsights