download 4 - Wardeeq news

Guddiga maamulka doorashada Koofur Galbeed ayaa soo saaray jadwalka doorashada kursiga HOP#154.

Doorashada kursigaan hore loogu qabtay Magaalada Baydhabo islamarkaana ay kusoo baxday Sareedo Maxamed Cabdalla waxaa qaadacay oo hakiyay Guddiga doorashooyinka ee FEIT.

Guddiga maamulka doorashada Koofur Galbeed ayaa sheegay in doorashada kursigaan ay qaban doonaan 21 bishaan April, waxaana markale ku tartameysa Xildhibaanad Sareedo iyo musharixiin kale, balse iyada ayaa loo badinaa inay kusoo baxdo doorashadiisa.

FB IMG 1650437151715 - Wardeeq news
Verified by MonsterInsights