Shabaab 1 Shabab - Wardeeq news

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta qaaday howlgal culus oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, waxayna beegsadeen xarumo cusub oo ay kooxda ka sameysatay

deegaano u dhow magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. Ciidamadan oo ka koobnaa Haramcad, Boolis Milataaro iyo ciidanka NISA ayaa waxa ay ku gaareen deegaanada Beerta Cali Mahdi, Sabyo iyo deegaanno kale oo isku xira gobollada

Banaadir, Shabeelaha Hoose, and Shabeelaha Dhexe. Cabdifitaax Ibrahim Shaawey iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka Banaadir. Guddoomiyaha degmada Dayniile Cumar Maxamuud Mahad Alle oo la hadlay warbaahinta

ayaa ka warbixiyay howlgalkan, wuxuuna sheegay inay ku burburiyeen xarumo maxkamadeed iyo saldhigyo ay Al-Shabaab kulahaayeen halkaasi. “Halkan waxaan ku joognaa ciidamada qaybihiisa kala duwan oo muddo 24 saac.

Verified by MonsterInsights