Barawa - Wardeeq news

Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Koonfur Galbeed  ayaa shaaciyay qabashada doorashada kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Baraawe ee caasimadda maamulka Hirshabeelle.

Koonfur Galbeed waxay noqotay maamulkii ugu horreeyay ee shaacinaya in magaalada labaad ee loogu tala galay in ay ka dhacdo doorashada golaha Shacabka.

13 Kursi oo taalla magaalada Baraawe ayaa lagu waddaa in doorashadooda la qabto todobaadka soo socda sidda ay shaaciyeen guddiga.

Qaar ka mid ah magacyada  Xildhibaanada ku fadhiya kuraasta xalay la shaaciyay ee taalla Magaalada Baraawe.

1) HOP#016 Xil. Amina Sheikh Osman.

2) HOP#044 Xil. Safio Hassan Nur.

3) HOP#155 Xil. Jawahir Adawe Abdi.

4) HOP#150 Xil. Hassan Osman Hussein (Qoryooley).

5) HOP#151 Xil. Abdullahi Hussein Ali (Abdalla).

6) HOP#152 Xil. Abdullahi Omar Abshir.

7) HOP#153 Xil. Abdullahi Sh Ismail Ali.

8)HOP#160 Xil. Ahmed Mayow Abdulle.

9) HOP#161 Xil. Sayid-Ali Abdulkadir Moalim.

10) HOP#250 Xil. Mohamed Said Abdilahi.

11)Hop#080 Xil.Mohamed Cumar Dhalxa

12) HOP#165 Xil. Prof. Salim Alio Ibro.

13) HOP#173 Xil. Osman Haji Ali.

272901684 345986377529046 7239529829559705599 n - Wardeeq news

Verified by MonsterInsights