bastoolad - Wardeeq news

Kormeerihii Waxbarashada Gobolka Sh/Hoose Cali shanloow ayaa lagu Dilay  degmada Afgooye ee Shabeellaha Hoose Sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka deegaanka.

Dilka ayaa ka dhacay Gurigiisa Hortiisa oo kuyaala xaafada xaawataako ee Degmada Afgooye.

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay In ay dileen ka dibna ay goobta ay iskaga baxsadeen.

Laamaha Amniga degmada Afgooye ayaa gaaray goobta uu ka dhacay dilka, waxaana ay sameeyeen baaritaano

Verified by MonsterInsights