350266740 2400211983487778 4363642481790341339 n - Wardeeq news

Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya,

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Waxayna arrintan bannaanka keeneysaa heerka ay gaarsiisan tahay xiisadda kala dhexeysa dowladda federaalka,

laftagareen ayaa garoonka Aadan Cadde kasoo dagay, isaga oo wata askar ka tirsan ciidamadiisa ilaalada gaarka ah oo uu kasoo watay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay. Ayaa ah ka qayb-galka shirka

Golaha Wadatashiga Qaranka oo la filayo inuu maalmaha soo socda ka furmo magaalada Muqdisho ujeedka madaxweynahaa Koonfur Galbeed. Iyada oo loo diray ra’iisul wasaaraha iyo taliyaha ciidanka Asluubta, si ay ugu kala sidoo kale Laftagareen ayaa kulan gaar ah la qaadan doono madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo horay uga shaqeeyay sidii uu ku imaan lahaa caasimada.461747730 1105292857828431 1691719114641052677 n - Wardeeq news 461747820 1105293167828400 982974933863576872 n - Wardeeq news 461808697 1105291187828598 5335045044247182425 n - Wardeeq news 461852722 1105290861161964 4688870129822142977 n - Wardeeq news 461859873 1105293097828407 5854460957387426501 n - Wardeeq news 461870188 1105291611161889 8660513743059244359 n - Wardeeq news 461947357 1105291794495204 5060725520787348352 n - Wardeeq news

Verified by MonsterInsights