Madaxa xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kubooriyay in si madax banaan loo baaro dadka ku dhintay Colombia

0
116

Madaxa xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa ka dhawaajiyay maalintii Axada isku dhacyo ay dad ku dhinteen oo ka dhacay magaalada Cali ee dalka Kolombiya, isagoo ku baaqay in baaritaan madaxbanaan lagu sameeyo isla markaana lagula xisaabtamo rabshadaha.

Iyadoo tilmaamaysa wararka sheegaya in 14 qof ay dhinteen ilaa jimcihii iyada oo ay socdaan mudaharaadyo waaweyn oo dawladda lagaga soo horjeedo oo ka socda magaalada saddexaad ee ugu weyn dalka Colombia, Michelle Bachelet ayaa sheegtay in loo baahan yahay baadhitaan deg deg ah iyo dib u soo celinta wada hadalka.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here