Madaxwaynaha somaliland Muuse Biixi oo ka hadlay doodda baarlamanka UK ee aqoonsiga Somaliland

0
180

Muse Biixi Cabdi ayaa maanta ka hadlay dooddii ku saabsanayd Aqoonsiga Somaliland ee Baarlamanka UK u yeeshay Talaadadii.

Dooddaas ayaa waxaa gadaal ka riixiyey qaar ka mid ah xildhibaanada UK oo doonaya in dowladda dalkaas ay aqoonsato Somaliland, inkasta oo xukuumadda Boris Johnson ay sheegtay in taasi ay u taallo dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here