Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Kormeer Ku Tegay Xarumaha Ciidamada Dab-damiska, laanta Socdaalka iyo Qaar Ka mid ah Xafiisyada dawladda ee ku yaalla Hargeisa.
Waxaana kormeerkaasi ku wehelinayey wasiirkada Arimaha Gudaha,Maayarka Caasimada Hargaysa iyo Taliyaasha Ciidamada laanta socdaalka iyo Damdamiska.