Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa si meeqaamkeedu sareeyo loogu soo dhaweeyey Dalka Itoobiya waxaana Waftiga ku soo dhaweeyey Addisaba Wasiir Axmed Shide, Masuuliyiin sare sare oo dalkaasi ah iyo safiirka Somaliland ufadhiya itoobiya
Ma cada ujeeda safarka Madaxwayne Biixi ku tagay dalka itoobiya.